Internet Store and Ecommerce Solution Provider - Free Web Site - Free Web Space and Site Hosting - Web Hosting - High Speed Internet
Search the Web

Hoyga Wararka iyo Suugaanta

Caawi BadriyaWalaal

Google

Somali leading Web-site
Maanta waa: Isniin 6-da Janaayo 2004
LINKS
Mareeg
Somalitalk
Deeyoo
Somaliweyn
Somalina
Somali-net
Som-tv
Gedonet
Qalanjo
Burtinle
Ileys-press
 
 
Idaacadaha
Raadiyo Banadir
Raadiyo Dalmar
Horn-Afrik
Shabeele
 
 
Islaamic Links
 
 
 
 

 

 

Muuse Su`udi oo sheegay in aan loo aqoonsan karin hogaamiyeyaal dagaal hadii ay ka baaqsadaan shirka 9 Janaayo ka dhacaya Kenya Muuse Suudi oo aanu weydiinay in ay ka qeyb gelayaan shirka 9-ka January lagu qaban doono Nairobi ayaa noo sheegay in aysan soo gaarin wax casuumaad ah isla markaana aanu ka warhayn in shir halkaasi uu ka dhacayo iyo inkale.


MAGAALADA JOWHAR OO LAGU WADO IN LOOGA DHOWAAQO ISBAHAYSI KA DHAN AH GOLAHA SAMATA-BIXINTA

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in xubno uu horkacayay Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), gudoomiyeha guddiga siyaasada maamulka shabeelaha dhexe ay doonayaan in ay halkaasi kaga dhowaaqaan isbahaysi ay ku mideysan yihiin, sida warar hoose ay sheegayaan.

C/RAXMAAN WALDIIRE: “Cid hada soo duleysaa ma jirto, cid aan ka cabsi qabnana.."

“Cid hada soo duleysaa ma jirto, cid aan ka cabsi qabnana ma jirto, ma jiraan wararka sheegaya in laga cabsi qabo weerar lagu soo qaado deegaanada hoos yimaada isbahaysiga dooxada Jubba, tan kale dad Soomaaliyeed oo hada ka ganacsada Kismaayo waa jiraan, laakiin hada ma jiraan dad ajnabi ah oo heshiis lala galo” sidaasi waxaa yiri C/raxmaan Xaaji Axmed (waldiire), ku xigeenka koowaad ee isbahaysiga dooxada Jubba, ahna af-hayeenka golaha samata-bixinta

Wareysi uu bixiyay Jeneral Maxamed Cumar, Gudoomiyeha ONLF, kaas oo uu kaga hadlay dhinacyo badan. Halkan ka dhageyso

HAY'AD LA MAGAC BAXDAY MUQDISHO MEDIA ASSOCIATION OO MUQDISHO LOOGA DHOWAAQEY

Waxaa Magaalada Muqdisho looga dhowaaqey hay'ad ay ku mideysan yihiin saxafiyiin SOomaaliyeed oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa, kuwaas oo sida ay sheegeen ka shaqeyn doonaan sidii ay ay u mideyn lahaayeen saxaiyiin Soomaaliyeed Sii akhri

 

 

COL:QADAAFI: MADAXWEYNAHA DALKA LIIBIYA NIN CEYNKEE AH?.

 

 

 

XUBNO KA TIRSAN TNG-DA OO KA QEYB GALAYA FURITAANKII CARWADA MUQDISHO.

 


Isu-taga warbaahinta Muqdisho (Mogadishu Media association) oo Muqdisho looga dhowaaqey

Qoraa: Cabdi wahab

OGEYSIIS

Akhqistayaasha waxaa lagu wargelinayaa in dhowaan loo soo bandhigi doono Sheeko la yiraahdo (Hami Caashaq),taas oo todobaadkiiba mar aan akhrisan doontaan, waxaana qoray:

Maxamed Cali (Madka)

 
 
 

 

Personal Page
Bogga Diidi
 
 
 
 

Xuquuqda Boggan waxay u Dhowran tahay

Web- Disegner and Master: Mohamed Ali Mohamud (Madka)